Wednesday, February 19, 2025

Safarka nolosha

 Qofna dhib majeclo

Qoladuu doono ha ahaado, qarniguu doona ha joogo,

midabkuu doona ha lahaado, da’duu doonana ha jiree, ma

jiro qof doonaya dhib iyo duruuf mana jiro qof diidayo

ladnaan iyo raaxo, hadana qofkastaa markii ay isaga iyo

nolosha hardamaan ayuu u dhacaa dhinaca ay u rido kuna

nagaada ilaa inyar oo rajo dhigin, rogaal celin rajo badana

leh la timaaado maahe!

Waxyaabaha ay nolosha bixiso waxaa u qiimo badan

fursada o inta aad Qofna dhib majeclo

fursada o inta aad nooshahay e aad caafimaadka qabto oo 

dhan waxaad haysataa fursad aad waxkasta ku badali 

kartid, nasiib-darose maalin kasta fursadeena inagoo u 

diyaar ahayn ayay timaada maalinki o dhana inala joogtaa 

habeenkina tagtaa, subaxa xigana sidoo kale inagoo u 

diyaar ahayn ka faa’ideysigeeda ayay timaada maalinki o 

dhana nala joogtaa habeenkina tagtaa, sidaas ayaan 

cumrigeena badankiisa ku wada noolaana anaga iyo 

fursadaha, ugu dambeyna waxaan ku sagootinaa catow 

No comments:

Post a Comment

Safarka nolosha

 Qofna dhib majeclo Qoladuu doono ha ahaado, qarniguu doona ha joogo, midabkuu doona ha lahaado, da’duu doonana ha jiree, ma jiro qof doon...